Daawo Burco

Posted by admin on May 19th, 2010 and filed under burco | 19 Comments »

Goorma kugudanbaysay Burco? waxaa hubaal ah Magaalda Burco in tahay magaalada si wayn usii fidaysaa baladhkeeda iyo dadka kunoolba oo maalin walba laba jibaarmaya.

Duration : 0:9:31


[youtube WgHQd-gOWLE]

19 Responses

  1. mrissyas Says:

    Waaw waataas the …
    Waaw waataas the beatiful city in the World.

    viva Burco and Somaliland

  2. TheWintersumer Says:

    saaxiib waxaad soo …
    saaxiib waxaad soo duubtay daaro meelo ku yaal oo sawiro ah,waxaan rabnaa interactive video oo dadkii iyo magaaladii ay macaamalayaan iyo trafficgii sii dhamaystiran oo ka tarjumeysa horumarka dadka iyo degaanka isbedelka ku dhacay,intaan is o.k but we need more to evaluate dont get me wrong iam REER HARGEISA,

  3. somalilandish2 Says:

    WAAH WAAH….ALLA …
    WAAH WAAH….ALLA ALLAH!!!
    waa magaaladii Burco qurux badan ee aan ku dhashay 1982/03/14 Axad 12:00 habeenimo….ilaahayow barakee magaaladayda iyo dhamaan wadankayga barakaysan ee JAMHUURIYADDA SOMALILAND 4 ever.
    cadawgeeduna ha jabo…insha alaah

  4. mohameds084 Says:

    waw
    waw

  5. cornholio777 Says:

    i hv never been to …
    i hv never been to burco. i tell u it is a serious competition with hargeysa.

  6. nasteexo08 Says:

    hargueez walaalo …
    hargueez walaalo waadal kay gii burco iyo boorama ee maxaad la xanaaqday okokok bal isdaji anuu wax ba ma odhan okokok cafis

  7. Hargueez Says:

    Waar bal eega tan …
    Waar bal eega tan iyadii iska makhruuqsan,, Walaalo markaad bal Burco waxba u diido eed tidhaa daadku ha qaado bal yaad wax u ogoshay..
    Malaha waxa ka quruxbadnayd maansha alaah inaad tidhaa. Burco WAA HOOYADII SOMALILAND DHASHAY.. ha moogaan !!

    Somaliland ha noolaato. cidii ku nool cid kasta ha noqotee waxaan u rajaynayaa guul iyo barwaaqo. noolaada Peace

  8. nasteexo08 Says:

    soomaalind …
    soomaalind caasimadeedu waa har gaysa talabaad waa boorama ta sadexaad waa burco tafaraad waa saylac ta shanaad waa barbara kkkkkkkkkkkkkkk sidaa ku seexda soomaaliln d viva

  9. Dalmarow Says:

    Miig2006 si waca …
    Miig2006 si waca ayaad uu hadasay sxb.. Magaalada Burco waxey ahayd Magaalidi 3rd ama 4rd ee uugu weyneed Dalki hore ee la isko odhan jiray Somaaliya, Maantana Waa Magaalada Labaad ee ugu weyn Jamhuuriyada somaliland, waxa ku nool dad Gaadhaya 450.000 oo qof, Waana magaalo aad iyo aad uu Balaadhan Madaama aaney lahayn Buuro soo celinaya ama soo koobaya, waxey Magaalo uu fiday 4 Jihoodba, Bari, Galbeed, Koonfur iyo Waqooyi ba…

  10. kingburco Says:

    guyz i can’t stop …
    guyz i can’t stop crying i’m swear 2 god.. i luv this counrty “somaliland” so much.. i was born in buroa i miss it alot god bless ma counrty nd its ppl.. i don’t really care what the ppl saying about buroa as far as i know the name of buroa is so powerful its the second largest city in somaliland

  11. reqeuking Says:

    ilove my land …
    ilove my land somali land is nice country also burao is best ilaahayow ku daa somaliland ney kudaa aamin aamin aamin

  12. reqeuking Says:

    caasimada labaad ee …
    caasimada labaad ee dalka qooqane65 walee waa somalilander i like somaliland people thank u so much loooooooooooooooool

  13. Shaolinsoul313 Says:

    I love curco
    I love curco

  14. miig2006 Says:

    Tnx istahil walaal. …
    Tnx istahil walaal. Zurihun2 saxiib Burco way tagtay sideedi mahaa, imika waxay la tartamaysa new york :-)

  15. istaahil1 Says:

    waaaaw masha allaah …
    waaaaw masha allaah burco cadeey .miig2006 walal adbad umahad santahay kugu mahad celinaya burco i miss u love u my home town

  16. zerihun2 Says:

    wooow maansha …
    wooow maansha alaaah war ileyn waxan baa iga danbeyey waa inaan somerka soo socdo tago walee thankz my freind miig markaan tago ayaan kasoo duubi doonaa iyo sawiroba

  17. miig2006 Says:

    Meeshani waa Burco …
    Meeshani waa Burco saxiib hiigsiyow, dadka badakoodu aan arag waxay uhaystaan Burco inay tahay magaalo aad uyar waxaad ilowdeen in Burco ahayd waligeedba casimaad sadexaadka xsomalia imikana waa caasimada labaad ee somaliland waxaana kunool dad gaadhayaa ilaa 400.kun oo qof. Burco waa magaalada sida wayn u siifidaysa baladhkeedu maalin walba ee somaliland. waa Hoyga wax soosaarka iyo warshadaha somaliland

  18. hiigsi Says:

    woow meeshani maaha …
    woow meeshani maaha Burco mala ??

  19. qooqane65 Says:

    viva caasimadeena …
    viva caasimadeena labaad,waa hambalyo ka timi mataantaadii caasimada hargeysa.
    ilaahayow noogu wad nimcaanu ku jiraa,amiiiiiiiin
    viva somalilandta cusub
    bye

Leave a Comment

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.