Aroos Burco part 1

Posted by admin on May 5th, 2010 and filed under burco | 25 Comments »

EGAL HOTEL

Duration : 0:6:41


[youtube DCEPYkbgoSE]

25 Responses

  1. smo881 Says:

    Burco all the way.. …
    Burco all the way… This is my birth city may Allah shower it with PEACE.

  2. MISSHERMAN2007 Says:

    akhas reer burco …
    akhas reer burco nago burburanaa meeye dhuuban dhexyartii lagu sheegi jiray calooshaa wada laladee lol yuck!

  3. MISSHERMAN2007 Says:

    akhas reer burco …
    akhas reer burco nago burburanaa meeye dhuuban dhexyartii lagu sheegi jiray calooshaa wada laladee lol yuck!

  4. MISSHERMAN2007 Says:

    akhas reer burco …
    akhas reer burco nago burburanaa meeye dhuuban dhexyartii lagu sheegi jiray calooshaa wada laladee lol yuck!

  5. MsMuslima4ever Says:

    mashallah..daang …
    mashallah..daang burco’s hotel is very nice…it looks more modern design. lool.. keep it coming somalis

  6. tourre10 Says:

    malab kulahaa lol …
    malab kulahaa lol maadaa dhadhamisay gabdhaha aflagaadada kadaa sxb waa walaalahaa ooo kale ilaahay hadaayeee

  7. collitug Says:

    yes it a grt hotel …
    yes it a grt hotel ppl my dad owns it come an time to EGAL HOTEL IN somaliland burco…

  8. Fatushka Says:

    cool wedding …
    cool wedding congrts!

  9. Ducaysane2000 Says:

    Maxamuudi toox wayn …
    Maxamuudi toox wayn,
    saddex qayd ka tolatoo,
    tusbax luqunta galisoo
    hadba eray yukubisoo!

    Allaylehe anigaba Togdheer baa
    Tusku iiga muuqdaa!

  10. QaloocanHj Says:

    mansha allah …
    mansha allah Hablaha reer burco waa malab, Ilahay gabadh reer Burco ah ha ii waayin aamin dhaha dhamaantiin

  11. MrPunisher1983 Says:

    somali ladies cant …
    somali ladies cant dance

  12. muna901 Says:

    mashalaah is …
    mashalaah is beautiful wedding and beautiful people hambalyo

  13. Fatushka Says:

    wow…sexy wedding …
    wow…sexy wedding and hotel mashallah ..congrats to the couple!!!!!!!!!!!

  14. 10fcx Says:

    yup my is that EGAL …
    yup my is that EGAL HOTEL waxa meesha joogba maxadkii ayay u badan yihiin

  15. qarxiye5 Says:

    war cay xuma kaaa …
    war cay xuma kaaa BOY TOGDHEER ku balaya kugu dhacday, TOLO ma reer caqaaayaduu aahaa mise ciyaala tawaligii BOB ka cabudi jiray

  16. cabdale47 Says:

    waar sidee wax …
    waar sidee wax yihiin ma burcadaan burcadii ahayn mise anaa wax kale arkaaya oo waxaas oo dhan labaan ka gartee ka waran salaan sare all ex burco gaarhaan xaafada boqorada actoobar viva 4ever iyo tuwali

  17. KAMANEFISO Says:

    waaaaaaaw yaaaa …
    waaaaaaaw yaaaa masha allaha hablaha reer burco qurux badanaa kkkkkkkkkkkk reer hargeisa la dhaaf yaa kkkkkkkkkkkkkk viva burco 4 ever kk

  18. siish Says:

    i think u shouln’t …
    i think u shouln’t post this wedding on youtube not it is not good but it should remain private……….. just my opinion………….viva……

  19. caydiid571 Says:

    boytogdheer …
    boytogdheer walaaL DAKA HA CAAYIN HADII MAR HORE LASOO GALO IYO HADII HADDA LA SOO GALO REER BURCO WAA REER BURCO UUN QOFKA AAD WAXKA SHEEGTANA XAAL SII WELIBA HADAY INANTAHAY BLS HALKAYJOOGTO UGU TAG OO KU SOO RAALI GELI NOOLADA REER BURCO IYO DHAMAAN S/LANBA IYO WELIBA SOMALI OO DHAN WALAALAYAAL WELIBA WAXA AAD U DUCEYSAN OGADEN IN AAY XORIYAD IYO DAL U GAARA HELAN INSHA ALLA GUUL

  20. cabdinasir99 Says:

    berberiyo …
    berberiyo hargeysiyo burco fasax ku tagayoo
    beryo hawdka aadaa
    danbar bogasho dhamaayo wow burco somaliland wadankaygi an jeclaa allow nabad caano ku nagaadi burco iyo rer somaliland somalida kalena allaw dhibta ka saar oo sida somaliland dawlad sii u gar ah somaliland 4 ever zirihun sxbkay qaali ad ban kugu mahad celinaya dhallinta balan qaaday in ay so sawirtona thnks ban leeyahay xbb dhamaantiin sxb boytogdher wan ku salamyaa wad block araysantahay sorry cayda qabyaalada jooji sxb kk

  21. Farax999 Says:

    watch 04:11 lool
    watch 04:11 lool

  22. Nasiiib Says:

    ku basasayo beerkad …
    ku basasayo beerkad kutala burcooy beylahda daboolay wanku bokodo bohol yowka anqabo biyo wan ka go ayo barbarti ilawaaway barbarkad jirtaba sibidhamiya balan waxan ku maraya bishanan imanaya barbarti dhamantod salan baxad weynoo ugu baqaya

  23. yiroowe Says:

    burco burco 4 ever …
    burco burco 4 ever my home town hableheeni reer buroa iyo inamadii reer buroa nolada dhamaan reer buroa waa wadnaha sland long live buroa

  24. idilburco Says:

    viva BURCO viva …
    viva BURCO viva SOMLILAND….cadwgiinu ha babo…. oo aan soomlida ahyn lol…ileen soomli lama habaarikree…

  25. idilburco Says:

    waaaaaaaaaaaaw …
    waaaaaaaaaaaaw burco manasha alaah ilaahy hakuu siyaadiyo quruxdaa iyo horumarkaaba….

Leave a Comment

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.